Tallaalka cudurka  jadeecada oo ka bilowday gobolka Banaadir
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tallaalka cudurka jadeecada oo ka bilowday gobolka Banaadir

Waxaa qeybo ka tirsan gobolka Banaadir ka socda tallaalka cudurka jadeecada oo looga gol leeyahay wax ka qabashada kororka kiisaska jadeecada, waxaana lagu wada inay ka faa`ideystaan kumannaan carruur ah oo qaarkood aan horay loo tallaalin.

Faadumo Macallin Abuukar ayaa ka wareysatay agaasimaha wasaaradda caafimaadka dowladda fedelkaa Soomaaliya, Dr Cabdullaahi Xaashi Cali oo ugu horreyn ka warbixinaya baahida keentay tallaalkan jadeecada ee gobolka ka socda.