Gabadha keliya ee taksiila ka ah Hargeysa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabadha keliya ee taksiila ka ah Hargeysa

Samsam Xasan Aadam oo ah gabar Soomaaliyeed, waxaana ay tahay gabadha keliya ee taksiile ka ah magaalada Hargeysa.

Haddaba iyadoo caqabadha dhowr ah laga la kulmo kaxeynta baabuurta ayaa Samsam waxaa ay caqabadaha ay la kulanto uga warantay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo la raacay Samsam gaadhigeeda bartamaha magaalada Hargeysa.