Muddo kaddib wa sidee xaalada magaalada Raqqa?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muddo kaddib waa sidee xaalada magaalada Raqqa?

BBC-da ayaa markii ugu horeysay muddo kaddib heshay muqaal ku saabsan xaalada magaalada Raqqa ee dalka Suuriya oo in muddo ah ay ka arriminesay Kooxda ISIS.

Muqaalkan oo ah mid dhif iyo naadir ah ayaa waxaa ka muuqda burburka baaxada weyn ee soo gaaray magaalada Raqqa oo ah magaaladii ugu dambeysay oo ay maamulaan kooxda isugu yeerta khilaafada Islaamka ee Daacish.

Haddabo wa sidee xaalada magaalaada? Waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha BBC-da Maxamuud Cali .