Taliyayaasha Ciidamada Soomaaliya oo soo saaray amaro ku saabsan ammaanka dalka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taliyeyaasha Ciidamada Soomaaliya oo soo saaray amaro ku saabsan ammaanka Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxa laga soo saaray amaro horleh oo khuseeya amaanka kadib shir jaraa'id oo wadajira oo ay qabteen taliyayaasha ciidamada kala duwan ee dawladda federaalka oo uu wehliyo wasiirka amniga. Shirka oo la qabtay xalay abaare sagaalkii iyo barkii fiidnimo, ayaa lagu sheegay inay si buuxda u bilaaban doonaan hawlgalada xasilinta caasimadda.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibrahim Maxamad Aadan ayaa ka waramaya.