Maxkamad racfaan oo diiday xayiraaddii socdaalka ee Trump
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxkamad racfaan oo diiday xayiraaddii socdaalka ee Trump

Xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa dacwad ka dhan ah madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump kaddib markii ay ku eedeyeen in Trump uu howlihiisi ganacsi uu ku dabakhay howlihii qaranka, taasi oo mamnuuc ka ah dastuurka dalka Mareykanka. Balse arrintaasi waxaa beeniyay aqalka cad ee dalka Mareykanka.

Haddabo dacwadan iyo waxa ka dhalan kara ayaanu ka wareysanay Amiin Haaruun oo ah qareen dhinaca sharciga, wuxuuna u warramay wariyaha BBC-da Maxamed Xaaji Xussen Shiine oo marka hore waydiiyay bal waxa lagu dacwaynayo Madaxwayne Trump.