Qaar kamid ah Soomaalida Sweden oo ka cabanaya caruur laga qaatay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaar kamid ah Soomaalida Sweden oo ka cabanaya caruur laga qaatay

Soomaalida ku nool magaalada Trohattan ee dalka Sweden ayaa isugu soo baxay dibadbax balaaran. Dadkan ayaa ka cabanaya in dowlada Sweden ay si sharci darro ah oga qaadatay caruurtooda, kaddib markii ay shegeen in dowlada Sweden ay qaar kamid ah waalidiinta ku eedesay inay dayaceen caruurtooda.

Waalidintaasi ka qeyb galay dibadbaxa waxaa kamid ah Mustafa Carab Amare, waxaa u waramay cabdixafid ismaacil cawil.