Xamaas iyo khilaafka dalalka Gacanka Carbeed
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xamaas iyo khilaafka dalalka Gacanka Carbeed

Ururka Xamaas oo ka arriminayey Qasa tan iyo sannakdii 2006-dii oo doorasho xor ah uu ku guulaystay ururkaasi ayaa waxa haatan soo food saaray culays weyn.

Dalalka Gacanka Carbeed ku yaal kuwoga ugu tunka roon ayaa waxay culayskii saarraa ku sii dareen go’doomin ay saareen dalka Qatar oo ah ka keliya ee taageero bani’aadamnino siiya Qasa. Hadaba Mustaqbalka ururka Xamaas oo iyaga iyo ciddii taageertaba dalalkaasi go’doomiyeen mustaqbalkiisu muxuu ku dambayn doonaa? Su’aashaa iyo qaarkaleba waxaanu waydiinay Axmed Sheekh Maxamed, Axmed-Tiir oo ka faalooda arimaha dunida Carabta, waxaanu u waramay Axmednagaashe.