Waraysi: Ciidanka dab demiska Hargaysa iyo dhibta ay dadka kala kulmaan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Ciidanka dab demiska Hargaysa iyo dhibta ay dadka kala kulmaan

Ciidanka dab demiska magaalada Hargaysa ayaa marka ay u gurmadaan goob dab ka kacay dhibaatooyin u badan shiid kala kulma dadkii qaarkood.

Dhacdooyinka noocaas ah waxa ugu danbeysay in dorraad toban ka mid ah ciidanka dab demiska nabarro la gaadhsiiyey iyagoo u gurmanaya xaafadda isku raranta ah ee la yidhaa State House-ka oo dab ka kacay.

Haddaba weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa arinkaasi ka wareystay taliyaha ciidanka dab demiska Somaliland korneyl Axmed Maxamed Xasan (Axmed Sawaaxili) waxaanu ugu horrayn waydiiyey awoodda ciidanka dam demiska.