Sida looga ciiday Gaarisa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sida looga ciiday Gaarisa

Ciida Soonfureed ayaa dunida Muslimka badankeeda laga wada ciiday, waxaanay Muslimiintu isugu soo baxeen garoomada waawayn ee magaalooyinka waawayn iyo barxadaha tuulooyinka iyo miyigiga si ay ugua qayb galaan salaadda ciidda.

Magaalooyinka Soomaalida ee aadka looga ciiday waxa ka mid ah magaalada Gaarisa ee gobolka woqooyi bari ee dalka Kenya.

Weriyaha BBC-da Bashkas Jug Soodhacy ayaa ka mid ahaa dadkii ku tukaday garoonka weyn ee Gen. Maxamuud, warbixintan ayaanu nooga soo diray.