Xubinta Doodda Gaaban
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xubinta Doodda: Qoryaha caagaga ah ee caruurtu ku ciyaartu & saameyntooda

Saameynta mustaqbal iyo maskaxeed ee ay caruurta ku yeelan karaan marka ay ku cayaaraan Qoryaha, Bastooladaha iyo baaruuda caagaha ee ay ku ciyaaraan xiliyadda Ciiddaha oo kale. Maalmihii ugu dambeeyey ayaa baraha Bulshada looga doodayay sawiro caruur wadata qoryo caagaga ah oo ay ku ciyaarayeen dabaaldegii Ciidda halka wadamadda horumaray caruurtu waxyaabo kale ku ciyaaraan.

Doodda waxaa ka qeyb qaadanayo Buux Xaashi Yuusuf iyo Cabdisamad Faarax Maxamed oo Hargeysa jooga iyo Cabdiqani Carrabeey oo joogo Balli Busle Gobolka Mudug waxaana doodda u qaybainaya Aadan Maxamed Cabdi (Saalamiin).