Yemen: Colaad iyo daacuun is biirsaday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Yemen: Colaad iyo daacuun is biirsaday

Yemen oo ku jirta sannadkii saddexaad ee dagaal ka socdo dalka aya waxa soo food saaray daacuunkii ugu xumaa ee dunida ka dillaaca.

Biyaha nadiifta ah ee la cabbo ayaa gabaabsi ah, cudurrada ka dhasha biyaha wasakhaysan ayaa iayganu si xawli ah ugu fidaya Yemen oo dhan.

Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in tirada dadka laga cabsi qabo in dadka uu cudurku soo ritay ay kor u dhaafayso 200,000 oo qof.

Faysal Irshad ayaa warbixintan ka diyaariyey waxaana soo jeedinaya Cabdifataax Cagayare.