Safiirka Britain u fadhiya Muqdisho oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Safiirka Britain u fadhiya Muqdisho oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya

Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin amaanka, musuqmaasuqa, Somaliland, iyo burcad badeedda.