Warbixin: Duruuftaha indhooleyaasha Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin: Duruufaha indhooleyaasha Somaliland

Ururka dadka aragga ka naafoobay ee Somaliland ayaa magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay qorshe ay ku ballaadhinayaan si ay wax ugu qaban karaan xubnaha ka tirsan ururka.

Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa tegay xarunta guud ee ururkaas dadka araga naafada ka ah oo la hadlay hogaanka ururka iyo xubno ka tirsa, warbixintan ayanu nooga soo diray.