Waayaha dhegeystayaa BBC-da ee mudada dheeri u soo joogeen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waayaha dhegeystayaasha BBC-da ee mudada dheeri u soo joogeen

Dabbaal degga iyo waayihii ay dhegeystayaasha iyo laanta Af-Soomaaliga BBC-du soo wada mareen ee aanu todobaadkan dhegeystayaal idiin soo gudbineynay ayaanu dalalka kala duwan ee Soomaalidu degantahay idiinka soo tabinaynaaye, bal qaybtan aan ku tagno xagaa iyo xeryaha qaxootiga ee ku yaal dalka Kenya gaar ahaan xerada Iffo oo weriyahayaga Bashkas Jugsoodhacay kula kulmay dad muddo dheer dhegaysanayey idaacaddan oo waxyaabo aan weli xasuustooda ka go'in inoo sheegi doona, waxaana ka mid ah dadkaas Cali Cismaan Cabdi, e dhegasi habboon.