Wargeysyada Hargaysa ka soo baxa iyo duruufta dhalinta iibisa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wargeysyada Hargaysa ka soo baxa iyo duruufta dhalinta iibisa

Waxa maalin kasta ka soo baxa magaalada Hargeysa dhawr iyo toban wargeys oo maalinle ah. Wargeysyadaas waxa suuqyada iyo isgoysyada wadooyinka waaweyn ee magaalada subaxii ku iibiya dhallinyaro nolol maalmeedkooda kala soo baxa.

Hadaba weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa u kuurgalay duruufaha dhallintaa jaraa'idka iibisa waxaanu la hadlay qaarkood iyo dadka ka iibsada wargeysyadaba, kadibna warbixintan ayuu nooga soo diray.