Dhaxalsugayaasha Sucuudiga ee la dayriyey
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhaxalsugayaasha Sucuudiga ee la dayriyey

Midkood ayaa waxaa lagu magacaabaa Sultan binu Turki bin Cabdulcaziz waxaana laga soo afduubtay hotel ku yaala magaalada Ganeva. Waxa uu ka mid yahay dadka ka tirsan qoyska ee dhaliilay xukunka boqortooyada sida lagu ogaaday baaritaan ay BBC-da samaysay.