Gabar Soomaali ah oo Mareykanka ku kaxeysa gaari xamuul ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar Soomaali ah oo Mareykanka ku kaxeysa gaari xamuul ah

Waxaa suuragal ah in aadan weli arkin gabar wade ka ah baabuurta xamuulka. Madaama ay aad u yaryihiin dumarka kaxeeya gawaarida xamuulka.

Haddabo dumarka Soomaalida ee qurbaha ku nool ayaa ka mid ah kuwa kaxeeya gawaarida safarada dhaadheer gala. Dumarkaasi waxaa kamid ah Xafso Cabdi oo Axmed Xaji xasan uga warrantay waxa ku dhaliyay inay kaxeyso baabuurta xamuulka.