Ururada bulshada rayidka oo ka hadlay shirka Kismayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ururada bulshada rayidka oo ka hadlay shirka Kismayo

Iyadoo magaalada Kismaayo uu weli ka socda shirka maamul goboleedyada Soomaaliya, lagan dhowrsugaya waxa kasoo bixi doono ayaa qaar kamid ah ururada rayidka waxaa ay walaac ka muujiyeen shirkan kasocda magaaalda Kismayo.

Cali Cabdullahi Cigaal (Cali Baashi) oo ah guddomiayah Hey`adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Faanoole ayaa waxaa uu sheegay in shirkani uu yahay mid caqabad ku ah geedi sococdka nabadda ee Soomaaliya.

Khadka taleefoonka ee Mareykanka ayuu ugu warramau Bashir Maxamed Caato.