Dadka Catalonia ee Spain maxay tirsanayaan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dadka Catalonia ee Spain maxay tirsanayaan

Dalka Spain waxaa ka taagan muuran siyaasadeed oo u dhaxeeya Maamulka Catalonia iyo dowladda dhexe. Dowladda Spain ayaa sheegtay in Catalonia aysan ka go'in Spain inteeda kale.

Dhanka kale madaxweynaha maamul goboleedka Catalonia Mr Puigdemont ayaa mar uu ka hadlayay barlamanaak maamulka Catalonia waxaa uu sheegay in shacabka Catalonia ay ku guuleysteen inay noqdaan dal madaxbanaan

Hadaba maxaa laga yaqaana Gobolka Catalonia. Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo maadada Joqoraafiga ku taqasusay ayaan wax ka weydiiyey bal inuu sharaxaad naga siisyo taariiqda gobolka