Maxaa sababa xanuunka Sokorowga ama Macaanka?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa sababa xanuunka Sokorowga ama Macaanka?

Maanta oo kale sanad walba waxaa dunida laga xusaa maalinta caalmiga ah ee cudurka Sokorowga ama macaanka.

Xuskan ayaa waxa loogu talagalay in lagu sameeyo wacyigalin ku aadan xanuunka macaanka.

Xanuunkan ayaa la sheegaa in sanadihii ugu dambeeyay uu ku soo badanayay bulshada Soomaalida.

Haddaba maxaa sababa cudurka Sonkorta? Maxaase laga qaadaa? Su'aashaas iyo kuwa kale ayaannu waydiinnay Dr Cali Macow Aweys oo u warramay Axmed Badar.