Ciyaaraha gobollada Soomaaliya oo maanta ka bilaabanaya Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciyaaraha gobollada Soomaaliya oo maanta ka bilaabanaya Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya maanta tartanka kubadda cagta ee gobollada Soomaaliya.

Tartankaan oo markii labaad ka qabsoomaya magaalada Muqdisho ayaa kulanka ugu horreeyo ee ciyaarta waxaa isku arkaya ciyaartoyda gobolka Banaadir iyo kuwa matalaya maamul gobooleedka Juballand.

Haddaba, tartankan iyo qaabka uiu u socon doono ayaan ka wareestay Kadijo Maxamed Diriye oo ah wasirka wasaaradda dhalinyarada iyo sportiga xukuumadda Fedaralka ee Somaalia.

Mowduucyada la xiriira