Qabanqaabada xafladda dhaarinta madaxweynaha Somalialnd
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qabanqaabada xafladda dhaarinta madaxweynaha Somaliland

Magaalada Hargeysa, waxaa si xoog leh uga socota qabanqaabada xafladda xilwareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Muuse Biixi Cabdi uu xilka kala wareegyo madaxweynaha xilka wareejinya Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Xafladaasi oo lagu wado inay dhacdo maalinta berito ee 13-ka Disember, ayaa qaabka xil wareejinta waxaanu ka wareysanay gudoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda ahna wasiirka Arimaha dibedda Dr Sacad Cali Shire, wuxuuna u warramay Axmed Saciid Cige.

Mowduucyada la xiriira