Xiisaha gaarka ee ciyaaraha ka socda Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay tahay xiisaha gaarka ee ay leeyihiin ciyaaraha ka socda Muqdisho?

Iyadoo ciyaaraha gobolada ay imika ka socdaan magaalada Muqdisho ayaa sannadkan waxaad moodaa in ciyaaraha ay leeyihiin xiiso gaar ah oo dadka qaar waxaa ay u safreen ba magaalada Muqdisho, si ay taageero ugu muujiyaan kooxaha ay taaeerayaan.

Dadkaasi waxaa kamid ah Umo kheyr Cawad oo ka safartay magaalada Garowe, una safartay Muqdisho si ay taageero ugu muujiso kooxda kubadda cagta eePuntland.

Haddabo waxa ku dhaliyay inay Muqdisho u safafrto ayay uga warrantay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.

Mowduucyada la xiriira