Somaliland: Kalluumaysatada shisheeye oo ruqsadihii lagala noqday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland: Kalluumaysatada shisheeye oo ruqsadihii lagala noqday

Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo kalluumeysiga ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, Xasan Maxamed Cali {Xasan gaafaadhi } ayaa soo saaray go'aamo uu ku laalay dhammaan ruqsadihii hore wasaaradda kalluumaysigu u siisay maraakiibta iyo doonyaha kalluumeysiga ee shisheeye ee ka jilaabta badda Somaliland.

Wasiirka ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige uga waramay faahfaahinta go'aamadan iyo sababaha keenay xilligan?

Mowduucyada la xiriira