Jigjiga: Gabar baratay farsamada biyaha heer sarena ka gaartay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jigjiga: Gabar baratay farsamada biyaha heer sarena ka gaartay

Nimca Muxumed Cismaan waxay wax ka baratay dugsiga farsamada gacanta ee Jigjiga waxayna ka mid tahay gabdhaha tirada yar ee bartay takhasusyada xoogga u baahan oo inta badan lagu yaqaanno in raggu ay qabtaan.

Gabadhaasi oo baratay farsamada biyaha waxay nooga warrantay caqabadaha ay la kulantay intii ay ku jirtay waxbarashada qaybaheeda hore.

Waalidiinta Nimca oo markii hore ka biyo diidanaa waxa ay gabadhooda baranaysay ayaa haatan taageero buuxo u fidiyay.

Haddaba Nimca Muxumed Cismaan waxa ay u warrantay weriye Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam.

Mowduucyada la xiriira