Puntland oo ka digeysa abaar hor leh oo ku dhufata deegaanadeeda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo ka digeysa abaar hor leh oo ku dhufata deegaanadeeda

Wasiirka arimaha gudaha Puntland ayaa la kulmay hay'adaha ka howlgala deeganada Puntland waxayna ka wada hadleen abaaraha ba'an ee halkaasi ka taagan.

Afartii sano ee la soo dhaafay abaaro saamayn keenay ayaa ka jiray dhulkaasi iyo guud ahaan Soomaaliya.

Axmed Cawil ayaa amuurtaasi ka waraystay Cabdulahi Cali Xirsi oo ah wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland.

Mowduucyada la xiriira