Ardayda wax ka barata Jaamacadda PSU ee  Garowe oo soo bandhigay filim ay ku jilayaan qaab aamusnaan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ardayda wax ka barata Jaamacadda PSU ee Garowe oo soo bandhigay filim ay ku jilayaan qaab aamusnaan

Ardayda wax ka barata Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ayaa soo bandhigay filim ay ku jilayaan qaab aamusnaan ah balse uu qoraal saaran yahay.

Filimkan ayey ardaydu kaga hadlayaan dhibaatooyinka xilligan ka jira guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan murannada siyaasadeed, musuq maasuqa iyo dhibaatooyin kale.

Arrintan ayey ardaydu sheegeen inay uga gol-leeyihiin sidii ay wacyigelin ugu sameyn lahaayeen bulshada.

Haddaba umuurtaasi ayaa waxaannu ka wareysannay Fardowsa Muuse Faarax oo ka mid ah ardayda filimkan soo bandhigtay, waxa ay u warrantay weriye Axmed Cawil oo Garowe jooga.

Mowduucyada la xiriira