Xoolo dhaqato isu bedelay beeraley
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xoolo dhaqato isu bedelay beeraley

Iyadoo abartii dhawaan ku dhufatay geeska Afrika ay saameysay xoolo dhaqato badan oo xoolahoodi ku waayay abaarta ayaa qaar badan oo kamid ah xoola dhaqatadaasi waxaa ay imika bilaabeen inay u weecdaan dhanka beeriista dalagyada kala duwan.

Wasaarada beeraha ee Puntland waxaa ay shaacisay in dad badan oo xoolo dhaqato ahaa ay imika is diiwaan galisay.

Hadaba weriye Axmed Cawil ayaa arrimahani waxaa uu ka wareystay wasiirka wasaarada beeraha ee Puntland Saciido xuseen.

Mowduucyada la xiriira