Sidee looga faaideysan karaa biyaha roobka?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sidee looga faaideysan karaa biyaha roobka?

Inta badan deeganada Soomalida waxay dadku ka cawdaan roob la'aan iyo abaaro soo noqnoqda, iyadoo dhanka kale marka ay roob helaanna ay sidoo kale dadku cabasho ka muujiyaan waxyeellada biyaha roobabka markii ay daadadku bataan, markaas oo ay waddooyinka go'aan dhibaatooyin kalana laga dhaxlo.

Haddaba sidey mustaqbalka dadku uga faa'iidaysan karaan biyayaha roobka?

Su'aashaas iyo kuwa kale ayaa waxaannu hordhignay Dr Cabdullaahi Cilmi oo ah aqoonyahan ku xeeldheer cimilada, biyaha iyo deegaanka, waxa uu u warramay weriyaha BBC-da Axmed Badar.

Mowduucyada la xiriira