Daawo: Kim Jong-un oo u tallaabay xadka dhinaca K/Koonfureed
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Kim Jong-un oo u tallaabay xadka dhinaca K/Koonfureed

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub.

Halkan ka daawo Kim Jong-un oo u tallaabay xadka dhinaca K/Koonfureed.