Haweenk Soomaalida Itoobiya oo siyaasada door wayn ka ciyaara
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Haweenka Soomaalida Itoobiya oo door wayn ciyaaray

25-sano kadib markii la asaasay dowlad deeganka Soomaalida ee Itoobiya waxaa jiray isbedelo badan oo la sameeyay iyadoo si gaar ah diirada loo saaray doorka haweenka ay ku leeyihin dowladda.

Maanta haweenka degaankaasi ayaa leh jagooyin sidda madaxweyne ku xigeen, tiro wasiiro ah iyo 35 dumar ah oo xildhibaano ka ah baarlamaan goboleedka.

Cabdulahi Sheikh Cabdirisaaq ayaa warbixinta ka soo diray Jigjiga.