Daawo : Shaqada macdan qodida dalka Koongo (DRC)
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo : Shaqada macdan qodida dalka Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Koongo (DRC)

Ganacsiga macdan qodista ee Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Kongo ayaa muhiim u ah wax soo saarka adduunka.

Inta badan macdanta ayaa gacanta lagu qodaa, taasoo dhibaato u keenaysa dadka ka shaqeeya.

Mid ka mid ah shaqaalaha macdanta ayaa ka hadlaya.