Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Nolosha iyo Qaanuunka

Sharciyaqaan Cumar Sheekh Cali oo sharaxaya qodobka 35aad ee xuquuqdaa tilmaamaya ayaa sheegay in qodobku uu si cad u tilmaamayo in qof kasta uu xaq u leeyahay inuu helo waxbarsho, faqradiisa afaraadna waxa uu sheegay inuu si cad dawlada ugu saarayo waaji