Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

2.Maxay Dawladuhu Dastuur ugu baahayihiin

Maxay Dawladuhu Dastuur ugu baahayihiin, barnaamijkan oo daba socda kii aad hore usoo dhageysateen ayaa waxaanu ku qaadaa dhigi doonaa muhiimada ay bulshadu u leedahay in ay yeeshaan Qaanuun ama Dastuur sharciya.

Barnaamijkan oo ayka qeybqaadanayaan qubaro Soomaaliya ayaad kaga bogan doontaan baahida dastuurka.