Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

4.Yaa Dastuur sameeya

Yaa Dastuur sameeya, barnaamijkan waxaanu kusoo qaadaneynaa cida qorta Dastuur, sidoo kale xoriyada shaqsiga ayaa iyana barnaamijka ku eegidoonaa, Shabax oo aqoon u leh sharciga qaanuunka ayaa sharaxaya waxa looga baahan yahay hey'adaha iyo shaqsiyaadka ku shaqada leh in ay sameeyaan Dastuur.