Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

5.Hababka Dastuur loo sameeyo

Hababka Dastuur loo sameeyo, waxaanu barnaamijka ku eegidoonaa sida dalwalba uu u sameysto dastuur u gaara iyadoo laga duulayo daruufaha markaasi jira, waxaa kaloo aad dhageysan doontaan nidaamka Fedraalka oo uu qabo dastuurka cusub ee Soomaaliya loo sameynayo.

Waxaa sidoo kale maqli doontaan su'aalihii ay dadweynaha nasoo weydiiyeen iyo jawaabtii qabiirka barnaamijka.