Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

6.Dastuurka iyo xuquuqda dhaqaale

Dastuurka iyo xuquuqda dhaqaale, barnaamijkan ayaanu ku eegidoonaa sida ku cad dastuurka qabyo qoraalka ah hadii uu hirgalo xuquuqda muwaadinka uu leeyahay dhaqaalaha iyo xuquuqda bulshada.

Barnaamijkan waxaa kale oo aadku maqli doontaa aaraahda dadweynaha oo qiimeyn ku sameyn doona sida ay u arkaan dastuurka qabyo qoraalka ah ee lagu wado inuu Soomaaliya ka hirgalo dhawaan.