Doorashada Uhuru Kenyatta iyo Kenya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Maarso, 2013, 20:07 GMT 23:07 SGA

Media Player

Uhuru Kenyatta oo ku guulastay doorashada madaxweynenimada ee Kenya ayaa waxaa horyaala dacwad Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxaweynaha la doortay

Madaxweynaha la doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta.

Dalka Kenya waxaa doorashada ku soo baxay Uhuru Kenyatta oo ah siyaasi ay maxkamada caalamiga ah ee dambiyadda dagaalka ku wado dacwo ka dhan ah aadanahay.

BBC Somali Service barnaamijo Gaar ah ayey kaagaga diyaarisay doorashada. Halkan ka dhagayso laba barnaamij oo uu soo jeedinayo weriyaha BBC-da Mohammud Ali.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.