Dabaaldega taageerayaasha Uhuru

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 10 Maarso, 2013, 14:56 GMT 17:56 SGA

Media Player

Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Kenya ee Uhuru Kenyatta ayaa hadal uu jeediyay sheeegay in dadka uu ugu shaqayn doono daacad.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dabaaldega Kenya

Dabaaldega doorashada Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Kenya ee Uhuru Kenyatta, ayaa hadalo jeediyey oo uu dadka Kenya ugu sheegayo in uu dhamantoodba ugu shaqayn-doono, cabsi La aan iyo eexasho la-aan.

Waxaa halkaas noojoogey, Abdifitah Ibrahim Cagayare oo dhegeystey hadalkiisa ka dibna la kulmay siyaasiyiin Soomaali ah oo goobta joogay, Warbixintan ayuuna inooga soo diray.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.