Waraysi fanaanka Rashid Bullo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Maarso, 2013, 17:39 GMT 20:39 SGA

Media Player

Heesihiisa ugu caansan waxaa ka mid ah Adigaa Haweeyaay.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Fanaaniin

Dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida waxaa ka mid ah heeso, gabayo iyo ciyaaro.

Rashid Bullo wuxuu ka mid yahay fanaaniinta mudo ka badan nus qarni ku soo jiray fanka Soomaaliyeed. Heesaha uu leeyahay ee ugu caansan waxaa ka mid ah heesta Adigaa Haweeyaay, iyo hees lagu xiro idaacada Radio Hargaysa ee la yiraahdo Tani waa Hargaysa oo hirarka gaaban idinkala hadlaysa ee habeen waneegsan. Rashid Bullo wuxuu fanka ka bilaabay garaacida muusiga isagoo markii danbana noqday heesaa iyo mu'alif caan ah. Rashid Bullo oo hadda ka shaqeeya Radio Hargaysa gaar ahaan qolka kaydka ayaa waxaa waraystay toddobaadkan Wariyaha BBC Axmed Saciid Cige.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.