HRW: Xadgudubyo loo gaysto barakacayaasha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Maarso, 2013, 14:27 GMT 17:27 SGA

Media Player

Hay'adda u dooda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch, ayaa ugu baaqaysa dowladda cusub ee Soomaliya inay wax ka qabato xadgubyo ay sheegayso in lagu la kaco dadka ku barakacay dalka gudihiisa

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Hay'adda u dooda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch, ayaa ugu baaqaysa dowladda cusub ee Soomaliya inay wax ka qabato xadgubyo ay sheegayso in lagu la kaco dadka ku barakacay dalka gudihiisa, gaar ahaan barakacayaasha ku sugan xerooyinka ku yaala Muqdisho.

Xadgudubyada ayaa HRW waxay sheegaysaa inay isugu jiraan kufsi, xayiraado dhinaca helitaanka gargaarka iyo hoyga ah, iyo xadgubyo kale.

Waxay ku eedeneysaa xadgudubyadda qaar ka mid ah ciidanka dowladda, maleeshiyo taabacsan iyo maamulayaasha xerooyinka ama hor joogayaasha dadka barakacay.

Weriyaha BBC-da Mohammud Cali ayaa warbixintan nooga diyaariyey.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.