Shir looga hadlay badaha Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 Maarso, 2013, 19:31 GMT 22:31 SGA

Media Player

Shir looga hadlay kalluumaysiga sharci-darrada ah ee maraakiibta caalamigu ka wadaan badaha Soomaaliya ayaa lagu qabtay Addisababa.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Kalluun

Kalluun badan ayaa laga gurtaa badaha Soomaaliya iyadoo aysan jirin ciidamo ilaaliya.

Kulan ay soo qabanqaabiyeen Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub, loogana hadlaayo sidii looga hortegi lahaa kalluumaysiga sharci-darrada ah ee maraakiibta caalamigu ka wadaan badaha Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya. Kulankaas waxaa ka qaybgalay masuuliyiin iyo garyaqaano ka socday Dawladda Federalka Somaaliya, maamullada Puntland, Somaliland, iyo Galmudug.

Cabdiwaaxid Maxamed Xirsi oo ka mid ah saraakiisha wasaaradda kalluumaysiga Puntland kana qaybgalay shirkaas wuxuuna u waramay wariyaha BBC Axmed Maxamed Cali.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.