Qorshe dib loogu celinayo barakacayaasha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 Maarso, 2013, 20:30 GMT 23:30 SGA

Media Player

Waxaa qorshahan la doonayaa in dadka loo sameeyo tuulooyin ay ka helaan iskuulo, adeeg caafimaad iyo guryo.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Barakacayaal

Boqolaal kun oo qof aya aku barakacay Soomaaliya gudaheeda.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay sida dadka soo barakacay ee ku jira xerooyinka dib loogu celin lahaa deegaanadii ay ka yimaadeen, iyo wixii ka qabsoomay qorshayaashii hore ee dib u celinta.

Waxaa shirkaasi soo agaasimay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC, waxaana ka qayb galay ilaa afartan hay'adood oo ah kuwa samafalka iyo saraakiil ka socotay wasaaradda arimaha gudaha.

Wariyaha BBCda Ibrahim Maxamed Aden, ayaa markii uu shirku soo dhamaaday waxa uu waraystay Zahra Cali Xasan, oo kamid ah saraakiisha ururka Iskaashiga Islaamka OIC ee shirka soo abaabulay. Waxuuna waydiiyay hadafka ay ka lahaayeen kulanka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.