Sawirro Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 Maarso, 2013, 14:58 GMT 17:58 SGA

Sawirro Somaaliya

  • Nin Xoolihiisa biyo uga dhaaminaya bannaanka magaalada Kismaayo.
  • Xaafada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho oo ah xaafad ay ku yaalaan guryo taariikhi ah oo duq ah.
  • Guryaha Xamarweyne ayaa dagaalkii aad ugu burburay laakiin ay hadda nolosha ku soo noqonaysaa.
  • Xamarweyne waxay caan ku tahay kalluunka iyadoo xeebta ay u dhowdahay.
  • Will ka boodaya doomaha kalluumaysiga ee Xamarweyne.
  • Suuqa Xamarweyne ayaa sida loo iibinayo kalluunka keeni karta walaac dhinaca nadaafada.
  • kallluunka lagu iibinayo dhulka oo keeni karta walaac dhinaca nadaafada.
  • Laba nin oo ku nasanaya xeebta Liido ee Xamarweyne.
  • Kalluun loo wado suuqa xamarweyne.
  • Magaalada Buurhakaba oo dhawaan laga qabsaday Alshabaab. Wiil ku ciyaaraya kubad.
  • Askarta Amisom oo jooga Buurhakaba oo ay dhawaan qabteen
  • Askarta Amisom oo salaamaysa caruurta Buurhakaba.
  • Gabar Soomaaliyeed oo ka naxday qaraxii ka dhacay Muqdisho 18kii Maarso meel u dhow madaxtooyada. Waxaa qaraxa ku dhintay dad ka badan toban qof oo rayad ah oo badankood bas saarnaa.
  • Roobab ka da'ay dhawaan Muqdisho oo keenay fatahaado.
  • Roobab ka da'ay Muqdisho dhawaan oo jidadkii xiray.
  • Gaari dhaqaaqi waayay biyaha jidka markii ay gaariga wax u dhimeen.
  • Kooxda Waayaha Cusub iyo fanaaniin kakala yimid caalamka sida Sudan oo bandhig faneed ku qabanaya Muqdisho.
  • Heesaha bandhig faneedka oo ay dadka ka soo qaybgalay ay ku ciyaarayaan.
  • Bandhig faneedka ka socda Muqdisho.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.