Sacuudiga oo soo saaray sharci cusub

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Abriil, 2013, 14:56 GMT 17:56 SGA
magaalaada Jeddah

Magaalada Jeddah waxaa ka shaqaysta boqolaal kun oo dad ajnabi ah

Sacuudiga ayaa wada qorshe waddanka looga bixinayo dadka sharci darada ku jooga iyadoo dukaamadii, ganacsigii iyo iskuuladii la xiray.

ganacsatadii dekada Jeddah ayaa u sheegay saxaafada in qudaartii ay quruntay sababtoo ah shan meelood hal meel dadkii ka shaqaynayay dekadda ayaan iman.

Sharciga cusub ee Sacuudiga ayaa adkeeyay damaanaqaadka loo sameeyo dadka ajnabiga, iyadoo tobanaan kun oo dad sharci daro ah la qabtay oo la dhoofinayo.

Qorshaha ayaa wuxuu yahay in laga maarmo shaqaalaha ajnabiga si dadka Sacuudiga ah ay u helaan shaqo.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.