Waraysi fanaanada Ruun Xadi Saban

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Abriil, 2013, 20:00 GMT 23:00 SGA

Media Player

Waraysi fanaanada Ruun Xadi Saban oo marti ku hayd barnaamishka jimcaha ee BBC.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Hidaha

Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka.

Fanaanada Ruun xadi Saban waxay qaadaa heesaha dhaqanka iyo Hidaha ee Soomaalida. Wariyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa toddobaadkan ku waraystay magaalada Hargaysa oo ay uga warantay micnaha iyo alifaada heesaheeda dhaqanka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.