Safaarada Britain oo laga furay Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Abriil, 2013, 19:06 GMT 22:06 SGA

Media Player

Waa safaaradii ugu horaysay ee wadan reer galbeed ah ee laga furo Muqdisho tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe 1991dii.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Xogahayaha Arrimaha dibadda

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Britain William Hague iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamud.

Xoghayaha ariimaha dibadda ee Britain William Hueage ayaa booqasho ku tagay toddobaadkan magaalada Muqdisho. Xaflad furitaanka safaarada Britain ee Soomaaliya ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamud.

Waa safaaradii ugu horaysay ee reer galbeed ah ee laga furo Soomaaliya tan iyo burburkii dowladii dhexe 1991dii. Safaarada ayaa laga furay xarubn ku dhex taalo garoonka diyaarada ee Muqdisho. Waraiyaha BBC Maxamed Ibraahim Macallimo ayaa warbixintan ka soo diray.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.