Waraysi Cumar Shooli

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Abriil, 2013, 15:26 GMT 18:26 SGA

Media Player

Fanaanka Cumar Shooli waxa uu ka mid yahay fanaaniinta ugu caansan Soomaaliya isagoo ay u dheertay inuu garaaco muusiga.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Martida Jimcaha waxaa ah fanaanka caanka ah Cumar Cabdulle Shooli oo beryahaaba bandhig faneed ka waday africa.

Axmed Saciid Cige ayaa Cumar shooli Hargeysa ku wareystay oo hadda uu joogo.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.