Iskuul laga furay Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 Mey, 2013, 20:32 GMT 23:32 SGA

Media Player

Turkiga ayaa maalgaliya mashaariic kala duwan Soomaaliya iyagoo wada dhismayaal ay ka mid yihiin iskuulo iyo isbitaalo.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Iskuulka cusub

Iskuulka cusub ee laga furay Muqdisho waxaa dhigan karta arday degan iskuulka iyo kuwa aan deganayn iskuuka dhexdiisa.

Mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka wado Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho waxaa ka mid ah dhisamayaasha waxabarasho, kuwa caafimaad iyo dhismayaasha wadooyinka ee ay ka wadaaan caasimada.

Hay'adda samafalka ee laga leeyahay dalka Turkiga ee IHH iyo mid wadani ah ee ZamZam, ayaa Muqdisho ka furay xarun waxbarasho oo loogu magacdaray Anadol kaas oo ay wax ku baran doonaan boqolaal ardey oo soomaali ah sidoo kalana marti galin doonta agoon hoy iyo waxbarashaba la siin doono.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.