Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dimoqraadiyada Soomaaliya

  • 5 Oktoobar 2013

BBC ayaa eegaysay qaababka demoqraadiyadda uga shaqayso qaaradda Africa. Dalka Soomaaliya, waxaa hadda lagu tilmaamaa dal guuldaraystay inkastoo sanadihii ugu dambeeyay soo kabasho uu muujiyaya.

Image caption Ciidamada Midowga Afrika ayaa ka howlgalaya Soomaaliya si nabad iyo Dimoqraadiyad loo helo.

Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa xubnahiisa ay soo xuleen hogaamiye dhaqameedyo. Waxay iyaguna doorteen guddoomiye baarlamaan iyo madaxwayne.

Dadwaynaha wax cod ah kuma lahayn, balse waxaa qorshuhu yahay in sanadka 2016 Soomaaliya lagu qabto doorashooyin guud oo dadku codkooda dhiibtaan.

Hadaba warbixintan, ayaa weriyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu uu ku eegayaa heerarka demoqraadiyadda Soomaaliya ay soo martay:

Demoqraadiyadda Soomaaliya, waa mid lixdameeyadii ahayd mid ka mid ah demoqraadiyadda dalalka Africa ugu xoogga badan.

Hadaba warbixintan, ayaa weriyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu uu ku eegayaa heerarka demoqraadiyadda Soomaaliya ay soo martay: